Maraykanka oo digniin kama dambeys ah siiyey Turkiga & xiriirka labada dal oo meel adag maraya

Washington ayaa uga digtay xukuumadda Ankara inaysan suurtagal aheyn in gantaallada Ruushka ee S-400 ee tiknoolijiga ku shaqeeya iyo diyaaradaha Mareykanka uu soo saaro ee F-35 ee ay horay uga iibiyeen Turkiga aysan hal meel isla gali karin, sababo la xiriira khatar ku imaan karta nidaamka difaaca dalalka reer Galbeedka. Mareykanka wuxuu sheegay inuu hakin … Continue reading Maraykanka oo digniin kama dambeys ah siiyey Turkiga & xiriirka labada dal oo meel adag maraya